Ronaldo Hooyadiis Oo Sawir soo Dhigtay Barta”INstagram” ay ku leedahay+Qoraal ay….

La Wadaag Asxaabtaada

hooyada dhashay Xidigga reer burtaqaal Christiano Ronaldo ayaa soo dhigtay sawirkeeda Barta ay ku leedahay Instagram iyadoo soo raacisay qoraal ay leedahay” Waxaa U sii Socdaa Sharma sheeq” iyadoo qorsheyneysa booqasho ay ku tagi doonto magaalada loo dalxiis tago ee SHarma SHiiq Masar.
Qoysak Ronaldo ayaa hadda dalxiis u joogo isla magaaladan Sharma Sheeq gaar ahaan hoteelka ‘Albatros Aqua Park -” oo ah goob ay ku kulmaan dalxiisayaal badan oo ka kala socdo aduunka.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada