magaalada baladweyne ee xarunta gobalka hiiraan ayaa waxaa galabta ka bilaawday roobabkii dayrta kaas oo dadweynaha aad u sugayeen.
magaalada ayaaa maalmihii danba aheyd mid aad u kulal taas oo ay bulshada sugayeeen dhibicda roobka waxaana magaalada galabta laga dareemiyaa jawi ka duwan kii hore iyada oo ay dadka deegaanka aad ugu faraxsanyihiin in ay qaboow dareemaan.