Ruushka Oo Diyaarsaday Ciidan Ah “Gabdhaha Wax Sixra”+Sawir

-

Gabdha saaxiriin ah ayaa u  kulmay arin ay ku magacaabeen “Awoodsiinta Putin” si loogu caawiyo in uu ka adkaado cadowga Ruushka.

Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Sida Xaqiiqonews ay ka soo tarjuntay Website-ka uu leeyahay Wargeyska “The SUN”  gabdhahan oo ka tirsan ciidanka saaxiriinta Ruushka ayaa qaatay kulan ay ku sheegeen in lagu taageeraayo Madaxweynaha Ruushka Putin oo hadda da,diisa ay sii cagageyneyso 66 sano.

Gabdho Toboneeyo ah  ayaa ku hareereysnaa gabadha saaxirata ah “Ilyuna Puna” , xilli ay ku jirtay “shaqadeeda” ayaa Ilyuna waxa ay tiri “Awooddii Ruushkaay soo laabo, Madaxooda hoos kuwa neceb ruushka, maalmaha soo socdana ha noqdaan kuwa faraxadeed”.

Wargeyska ayaa Sheegaya inkastoo shacabka Ruushka ay yihiin kuwa aad u aaminsan sixirka tan iyo xilligii Dhagxaanta hase ahaatee Qarnigii 17,aad ayaa Maxakamad ruush ah dambi u aqoonsatay sixirka iyadoo gubitaan lagu sameyn jiray qof walbo oo ku lugyeesha sixirka.

“The Sun” ayaa sidoo kale farta ku fiiqay in bishii December ee sanadkii tagay in Gabdhaaaa saaxiriin ah oo Mareykanka ah in ka cawodeen in uu kala ceyriyey Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...