Ruushka Oo Horumariyey “Gantaalka Geerida”..Arag Awooddiisa

-

Wararka qaar ayaa sheegaya in Ruushka uu sameysatay Gantaal Nukliyeer oo cusub kaasi oo burburin kara Magaalo dhan.


Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Intaasi oo kaliya kuma ekaan, Ruushka ayaa sidoo kale sameystay “aalad dilaa ah” taasi oo awood u leh in ay hawada iska biibto maalmo dhan iyada oo raadineysa meelaha laga gali karo difaacyada hawada ee dowladaha Galbeedka.

Sidoo Kale Aqri:Mareykanka Oo Soomaliya U Isticmaalaya Gantaalka Naarta!

Sirdoonka Mareykanka ayaa hadda ku mashquulsan sidee laga yeeli lahaa hubkan qatar ah iyagoo qorsheynaya in ay bilaabaan sidii loo dhisi lahaa difaac ay ugu magac dareen “Gabbaadka Qiyaamaha”.

Ruushka ayaa horay u sameystay gantaalo argagax leh oo uu ka mid yahay gantaalka ku shaqeeya awoodda nukliyeer ee lagu magacaabo “Burevestnik”

Wararka U Dambeeyey

Shiinahaha Oo Digniin Bixiyey “Mareykanka Waddo Qaldan Ayuu Ku Socdaa”

Yang Jiechi oo ah diblomaasi sare oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in dalkiisa...

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...