R/wasaaaraha Taliyaaniga”Trump Xaaskiisa melania ayaa isoo jiidatay Waan jeclahay” sheeko qosol badan

-

R/ wasaarihii hore ee taliyaaniga Silvio Berlusconi oo lagu tilmaamo nin shabeel naagood ah ayaa sheegay in marka laga hadlaayo trump waxaa kaliya ee soo jiitay in ay tahay xaaska trump haweeneyda lagu magcaabo Melania oo uu ku tilmaamay in ay tahay mid aad u qurux badan.

Sideetan jirkan afar mar soo noqday R/wasaaraha Taliyaaniga ayaa dhawaan markale ka soo muuqday shashadaha aduunka ka dib markii kulan ay iskugu yimaadeen xubnaha xisbigiisa madaama ay soo dhawdahay doorashada xubanaha dowladda hoose.

Wareysi Telefishin maxali ah uu la yeeshay ayaa la weydiiyey Berlusconi hadii uu jeclaan lahaa in uu noqdo trump oo kale oo ah nin hantiile ah isl markaana ah siyaasi dood badan dhaliyey?.

Silvio Berlusconi ayaa ku jawaabay”arintaasi wax dareen ah iguma heyso maxaa yeelay marka laga hadlaayo trump waxa kaliya ee isoo jiita waa xaaskiisa Melania oo ah runtii qof sixir ah marka laga hadlaayoo quruxdeeda”

Berlusconi aya sheegay in uusan waligii la kulmin melania balse ay ku filantahay inta uu ka maqlay isagoo yiri”waxaan maqlay dad badan oo taageersan xitaa dadka ka tirsan xisbiga Demoqaraadiga waxba kama sheegaan”

Wararka U Dambeeyey

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...