Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya ayaa ka yaabiyey dhammaan madaxdii ka qeybgalaysay shirka London, isaga oo ka hadlay xaalad adag oo dalka ka jirtay xilli aan la fileyn.
Wuxuu sheegay in Deegaanka Halgan ee Hiiraan uu ka socdo dagaal qaraar, una dhaxeeya Al-shabaab iyo ciidamada dowladda oo garabsanaya kuwa Itoobiya.
Wuxuu tilmaamay in Al-shabaab maalin walbo ay weerar ku yihiin xarumaha dowladda Soomaaliya, sidoo kalena ay weerarka ay ku hayaan AMISOM Labo jibaareen.
Arrinta yaabka leh ayaa ah in Ra’iisu lwasaaraha Itoobiya uu la socdo dagaalkan, iyadoo madaxdii Soomaalida aysan ogeyn dagaalka xooggan ee ka soconaya Hiiraan waxaana arintani la dhacay farmaajo oo la yaabay sida R/wasaaraha itoobiya ula socdo xaaladda dalka .
R/wasaaraha Itoobiya OO farmaajo Ka yaabiyey xilli shirka London uu socday#muxuu yiri?
-