Saacadda “Big Ben”..Xitaa Calaamadaha Britain Waxaa Laga Soo Xaday Falastiin

-

Waxaa loogu yeeri jiray “saacadda Qudus”, maanata waxa ay bartanka u taalaa saacadda “Big ben” ee gudaha London.


Xaqiiqonews-Wararka Dibadda

Sheekada oo faafaahsan waxa ay ku bilaabaneysaa markii nin la oran jiray janaraal Allenby uu amar ka bixiyey in la furfuro dawankii saacadda qudus loona qaado dhankaas iyo London.

Xilligaasii oo dawankii saacadda dhaqaajin jiray loo qaaday London sanadka markuu ahaa 1922-kii, lagana mid dhigay qalabka ay ku shaqeyso saacadda Big ben ee ka mid ah caalamadaha Britain.

Arimahan oo dhan waxa ay dhaceen markii dhulka Falastiin uu gacanta u galay gumeystihii Ingiriiksa, ka dibna koox u dhaqaaqda Yahuudda ay ka codsadeen Britain in la suuliyo Burjiga saacadda Qudus iyagoo marmarsiiyo ka dhigtay in Saacaddani ay u egtahay tan Big ben ee London.

Marmarsiiyadaasi ka dib, Saraakiishii Ingiriiska ayaa amar ku bixiyey in qalabka saacadda la burburiyo loona raro Dhismaha Saacadda Big ben ee London.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...