Saalax Badbaado Ka Dib Naasir Badbaado Oo Is-Qarxiyey…Ogoow Xagee?

-

Idaacadda Andalus ee ku hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa baahisay wareysi dardaaran ah oo laga duubay dagaalyahankii weerarka naf hurnimo ku qaaday saldhigga deegaanka Baar Sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo.

Xaqiiqonnews.com-Wararka Gudaha.
Cabdi Naasir badbaado waxaa lagu duubay cod, ka hor inta uusan is qarxin, waxaana qeyb ka mid ah codkaasi baahisay idaacadda Alshabaab ee Andulus.
Cabdi Naasir Xasan Salaad oo loo yaqaan (Badbaado) wuxuu kasoo jeedaa beesha Maxamuud Hiraab(Duduble)  waxaana adeer u ahaa Sheekh Cabdullaahi Salaad oo kamid ahaa mas’uuliyiinta Xarakada Shabaab ayaa lagu qoray mid ka mid ah warbaahinta taageera Alshabaab.
Cabdi Naasir badbaado ayaa ahaa ninkii furay weerarkii Baar Sanguuni  oo Shabaabku ay sheegteen in ay ku dileen 60 askari oo   ah ciidanka X.D

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...