Sababta Shiinaha Diyaarado Nukliyeer Uu U Geeyay Meel U Dhaw Taiwan

-

Ciidanka Shiinaha ayaa baahiyey muuqaalo borobagaando ah, muuqaalka ayaa lagu arkay wax u eg diyaarado gantaalo ku burburinaya xerada Mareykanka ee jasiiradda Guama.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Muuqaalka dhaxdiisa, waxaa lagu arkayaa gantaalo nukliyeer oo ku hoobanaya wax u eg xerada Mareykanka ee dhacda jasiiradda Guama ee ku taala gudaha badweynta Isbeesifik.

Sidoo Kale Aqri..Shiinaha Oo Diyaaradihiisa Dagaalka Ku Qalabeynaya Hub Cusub

Arintani ayaa ku soo beegmeysa xilli shiinaha uu dhoolatus ka wado meel u dhaw Taiwan, goobtaasi oo uu booqasho ku joogo mas’uul ka tirsan wasaaradda dibadda Mareykanka.

Muuqaalka waxaa ku dhax jir muuqaalo laga soo qaatay aflaamta Hollywood-ka, dadka qaar ayaana ku tilmaamay in aysan arintani aheyn markii ugu horeysay.

Sida ay baahisay hay’adda Biritan u qaabilsan warbaahinta BBC , shiinaha arintani waxa ay u arkaan “tabal caaro oo kaliya” ,wax arintaasi ka weyn ma jiraan.

Wararka U Dambeeyey

Shiinahaha Oo Digniin Bixiyey “Mareykanka Waddo Qaldan Ayuu Ku Socdaa”

Yang Jiechi oo ah diblomaasi sare oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in dalkiisa...

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...