Sababtan Darteed Ha ka Cabsan Karoona, Laakiin..

-

Daraasado dhowr ah oo laga sameeyey meelo badan ayaa isku raacay in aysan jirin cabsi keeneysa in laga walwalo Karoona, hase yeeshee waxa ay codsadeen in baritaankoodan darteed aan la dhayalsan cudurka.waxa ayna dhiiri geliyeen taloobooyinka lagu yareenaayo faafitaankiisa.


Xaqiiqonews- Saynisk-caafimaad

Aniga ka shakhsi ahaan waxa aan aaminsanahay Muqdisho dadka qaba xanuunka waxa ay ka badanyihiin 100 kun oo qof, aniga garanayaa 15 qof oo ka mid ah kuwaasi oo aan tagin goob caafimaad, ha walwalin, waxaa jira waxyaabo badan oo ay tahay in aad ka ogaato ka hor inta aadan cabsan

Daraasad ay horkaceysay jaamacadda University of Göttingen ee Jarmalka ayaa sheegtay in dadweynaha caalamka ee qaba Karoona fayrus ay ka badanyihiin 10 milyan qof, laakiin tirada si rasmi ah ilaa hadda loo shaaciyey waxa ay tahay oo kaliya milyan iyo 351 kun oo qof.

Si aan muuqaalka guud u fahano, waxa muhiim ah in aad ogtahay in dadka la shaaciyey in ay qabaan xanuun dunida oo dhan ay yihiin dadkii tagay goobo caafimaad kuwaasi oo lagu sameeyey baaritaan, iyadoo dunida oo dhan la ogyahay in ay jiraan dadka cudurka qabay balse guryahooda iska joogay kuwaasi oo wax baaritaan ah aan lagu sameynin.

Sidoo Kale Aqri..3 Fitamiin Oo kaa Ilaalineysa Fayruska Karoona

Daraasado kale ayaa xaqiijiyey in qaar ka mid ah dadka qaba xanuunkan aysan xitaa ka soo muuqan wax calaamad ah, taasi oo meesha ka saareysa in la ogaado in ay cudurka qabaan.

Marka la tixraaco daraasadahan, tirada la sheego in ay ka bogsadeen xanuunka waa ay ka badan tahay tirada la shaaciyey, madaama ay jiraan dad ka bogsaday xanuunka kuwaasi oo aan si rasmi ah loo diwaan gelinin.

” ha ka walwalin karoona maxaa yeelay cudurada ka dhasha walwalka ayaa ka halis badan karoona laftiisa”

Waxa aan ku xasuusinayaa aqristaha sharafta lahow in adiga laguugu tiriyo 50% oo ah dad uu ku dhacay karoona, laakiin ilaa hadda aanan muujin wax calaamad islamarkaana aan dareemin.

Wararka U Dambeeyey

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...