Sacuudiga Oo Cirka u Gamay Dayax Gacmeedkii Ugu Horeeyey

-

Sacuudiga ayaa gamay dayax gacmeedkii ugu horeeyey oo qaabilsan xagga isgaarsiinta, waxaana dayaxa laga riday saldhigga Kourou ee taabacsan Faransiiska.

Xaqiiqonews-Xiddigiska, Tiknoolaji

Waxaa cirka loo diray dayax gacmeedkii ugu horeeyey oo sacuudiyaan ah, iyadoo dayaxan uu tuuray saaruukh taabacsan saldhigga hawada Faransiiska ee dhaca Ameerikada Waqooyi.

Sida uu baahiyey wargeyska “Al-Shaqrqul Awsadh”  Dayaxa ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee sacuudiga ay leeyihiin, waxa uuna wargeyska sheegay doonista Maxamed Bin Salman ee ah in sacuudiga uu helo dayax gacmeed ay si dhameystiran u maamulaan Sacuudiyaanka lagana maamulo gudaha Sacuuidiga.

https://www.youtube.com/watch?v=lPemm2JRPPs

Wararka U Dambeeyey

Shiinahaha Oo Digniin Bixiyey “Mareykanka Waddo Qaldan Ayuu Ku Socdaa”

Yang Jiechi oo ah diblomaasi sare oo ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda ee Shiinaha ayaa sheegay in dalkiisa...

Maxay Mareykanka Ka Qabtaan Soomaaliya Inta U Dhaxeysa Soo Galis Iyo Sii Bixid?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Joe Biden ayaa saxiisay go'aan ciidamo Mareykan ah dib loogu celinaayo Soomaaliya, mana ahan markii...

Hindiya..Shimbirihii Oo Kuleyl Dartiis Dhulka Ku Soo Daadanaya!

Galbeedka Hindiya, abaar darran iyo kuleyl hanfi leh oo halkaasi ka jiray muddadii 3-dii bil ee ugu dambeysay darteed...

Guusha X S N M X M D

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa loo doortay madaxweynaha Soomaaliya doorasha ka dhacday teendhada Afisyooni ee magaalada...

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...