Sacuudiga Oo Shaaciyey Waqtiga Ciidweynta

La Wadaag Asxaabtaada

Dowladda Sacuudiga ayaa baahisay in 2 Agootsa 2019, ay tahay maalinka koowaad ee ay bilaanban doonto Bisha Carafa sanadkan 1440H.


Xaqiiqonews-Wararka

Dowladda Sacuudiga ayaa sidoo kale shaacisay maalinka la istaagi doono banka Carafa oo sida ay sheegeen ku aadan 11-08-2019, sidaa awgeed maalinka koowaad ee Ciidweynta waxa ay ku aadi doontaa maalin Isniin ah 12-08-2019

اللهم بلغنا عشره ذي الحجه وبلغنا يوم عرفة.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada