[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
Taleefonka ayaa hadda ah mid ka mid ah asaasiyaadka noolasha bulshootinka dunida ku nool qarkood oo ay soomaaliadaba ka mid tahay hadabe aqriste ma ogtahay in taleefonkada noocuu doonayaba ha ahaadee laga helaayo saddexdan walxood balse dadku aysan ku baraarugsaneen inta badan
1-Taleefon walbo waxa uu leeyahay lambarka 112 oo aad isticmaali karto xitaa hadii taleefonka lambarsireed ku xiranyahay waxaana loogu tala galay xaaladaha deg dega ah”emmergency calls” xitaa hadii taleefonka uu ka baxsanyahay adeegga shirkadaha isgaarsiinta wali waad wici kartaa lambarkaasi.
2_Hadii uu baabuurka kaga xirmo furahiisa oo aad ku ogtahay furo isbeer ah oo qof kale ku haaayo wali waad furan kartaa baaburkaada kaliya waxa aad waceysaa qofka furaha ku haayo ka dibna waxaad ka dalbaneysaa in uu furaha codeysiiyo”in uu ka dhawaaqsiiyo” ka dibna codka furaha oo taleefonkiisa afka u saaro si adigana aad taleefonkaada ugu dhaweysa daaqadda baabuurka ka xeran sidaasi wuu ku furmayaa !
3_Hadii taleefonkaada uu tuug kaa xado waxaa aad ka dhigi kartaa taleefonkaada mid howlgab ah oo aan shaqeyneynin tuugana ma ka helaayo wax faa,ido ah xitaa hadii uu qalab kale ku xerto kaliya waxaad garaaceysaa( #06#*) oo aad ku ogaaneysa maskax sireedka taleefonkaada si markii tuug uu kaga xado aad ka dalbato shirkadda in ay howlgab ka dhigto taleefonkaada
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]