Waxaa La suneeyaa in qofka uu cuno, maalinka koowaad ee ciida waliba salaada ka hor xoogaa yar oo timir ah, waliba tiro is dheer(kisi).
Xaqiiqonews-Caafimaadka
Hay,adda Caafimaadka Qadar ayaa ku talineysa in ay muhiim tahay in qofka uu cuno timir yar waliba tiro is dheer, sidoo kale waxa ay boggooda facebook ku baahiyeen in la cuno macmacaan badan maalinka ciidda ah, in ay keeeni karto dheefshiidka oo fadhiista., sidaa darteed waxa ay ku taliyeen in la iska yareeyo xalwiyaatka.