Sanbaloolshe oo wada qorsha ciriiri gelin doona shacabka muqdisho#aqriso xog muhiim ah

La Wadaag Asxaabtaada

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ciriir arki doona si loo sugo waxaa loogu yeeray ammaankooda, waxaana ay mari doonaan bilo aad u kulul xaaladda dalka iyo sidoo kale howlgallo aan kala joogsan.
Shacabka waxaa loo diidi doonaa meelaha qaar iney maraan, iney socdaan xilliyada qaar, qaarkoodna xabsi ayeey soo arki doonaan, halka kuwo kalena lagu qasbi doono isdiiwaangelin.
Waxaa dhammaan qorsheyaashan wada taliyaha hay’adda NISA Sanbaloolshe oo arrimaha iyo kuwo kale oo ka daranba horey looga bartay, waxaana uu wataa boor ciwaaankkiisu yahay “waxaa la sugayaa amniga Muqdisho.”
Sidoo kale waxaa la maqli doono hadallada waalidiinta, waxgaradka iyaga doonaya markii qof aan dambi lahayn la xiro in lasoo daayo, waxayna middaasi keeni doontaa shacabka oo carooda.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada