Ka dib markii uu ku guuleystay maxamed cabdulaahi farmaajo in uu noqdo madaxweynaha soomaaliya ayaa dalka waxaa ku soo laabtay siyaasiin fara badan gaar ahaan kuwa ka soo jeeda beesha daarood .
Inta la xaqiijiyey waxaa hadda magaalada muqdisho soo gaaray hogaamiye qabilkii caanka ahaa Gen. Morgan oo hadda muqdisho joogo sidoo kale waxaa muqdisho ku soo laabtay ninka lagu magacaabo isaaq xasan oo ahaa gudooniyihii doorashada dalka Kenya sanadkii 2012.
Ila lagu kalsoonyahay ayaa u sheegay xaqiiqonews in mas,uuliyiinta oo dhamaantood ka soo jeeda beesha daarood ay doonayaan in ay xilal ka qabtaan muqdisho.
Waxaa dhanka kale muqdisho soo gaaraya siyaasiiin xilal ka soo qabtay dowladii kacaanka iyagoo farmajo u arko nin sii ambaqaadi kara ahdaaftii kacaanka.
Saraakiil iyo rag xil ka soo qabtay dowladii kacaanka oo ku sii qulqulaya muqdiso#aqriso xog
-
Facebook Notice for EU!
You need to login to view and post FB Comments!