Saraakiishan Tigreyga Ah Gudaha Soomaaliya Ayaa Lagu Xiray

-

Saraakiil iyo ciidan ka soo jeeda qowmiyadda Tigreey kuna sugan gudaha Soomaaliya ayaa la iskugu daray hub ka dhigis iyo xabsi- sida ay baahisay wakaaladda wararka reuters.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Askar tiradooda lagu sheegay 200 ilaa 300 oo askari ayey saameysay hub ka dhigistan sida ay shaacisay dowladda Itoobiya oo ku doodeysa in kooxahani looga baqay xiriir ay la yeeshaan kooxda al-qaacidda xiriirka la leh ee Al-shabaab.

“maxaa sameyn laheyd markii aa tahay taliye ciidan, aadna ogtahay in 200-300 askari oo ciidankaada ka mid ah aysan dagaal kula aadeynin qowmiyadda ay ka soo jeedaan darteed” ayuu reuters ka soo xigataya ilow amni.

Sidoo kale Aqri: Waa-tan-goobtii-laga-tuuray-gantaaladii-lagu-duqeeyey-asmara

Talaabadani cusub ayaa tilmaan ka bixineysa qaabka dagaalka qomiyadaha Itoobiya uu saameyn ugu leeyahay ciidanka Itoobiyaanka ee ku sugan Soomaaliya.

Ilaa hadda ma jirto wax war ah oo ka soo baxay DF-ka Soomaaliya oo ku saabsan xiisadahan cusub ee ka bilowday xeryaha ciidanka Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya.

Wararka U Dambeeyey

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...

Mahadnaq..Dulmiga Ikraan Tahliil !

Ka dib muddo dhan 5 bilood oo kiiska Ikraan Tahliil uu soo taagnaa, sidee u aragtaa aqriste in aan...

Faafaahin..Wariye Cabdi Casiis Afrika Oo U Geeriyooday Dhaawac

Wariyaha caanka ah Cabdi Casiis Afrika oo sidoo kale ahaa agaasimaha raadiyaha afka dowladda ku hadla ee "radio Muqdisho"...