Sarkaal Dowladda Farmaajo ka tirsan oo Amisom Muuqaalkooda Ku aflaagaadeeyey

-

Afhayeen u hadlay gobolka benadir oo ka warbixnaayey go,aan dhawaan ka soo baxay gobolka Benadir oo ku aadanaa in gaadiidaka Amisom laga mamnuucay wadada makka almakuramah ayaa si carro leh kaga hadlay mowqifkiisa ku aadan mamnuucista.
Afhayeenka oo wareeysi siinaayey mid ka mid ah idaacadaha muqdisho ayaa yiri” waan soo dhaweyneynaa go,aanka run ahaantii Amisom dhib badan ayaa ay ku qabeen shacabka waana ku saxantahay dowladda go,aanka ay qaadatay”
mar wax laga weydiiyey sarkaalkan u hadlay gobolka bendir mowqifkisa ku aadan dhibaatooyinka Amisom ay u geysato shacabka ayaa waxa uu ku jabaabay hadalo dad badan ka yaabiyey isagoo aflagaadeyey Amisom kuna caayey muuqaalkooda jir ahaaneed waxa uuna yiri”Amisom Muuqaal xummo iyso Socod xuma ayey isku darsatay !”
Si kastaba ha ahaatee ma ahan markii ugu horreysay ee sarkaal dowladda ka tirsan uu muuqaalkooda ku caayo Amisom waxaa la xasuustaa markii sarkaal dowladdii Shariif ka tirsanaa uu yiri”Amisom Waa Gun Gun dhalay Mana na xakumi karaan Sanweynayaasha”
hadallada noocan ah ayaa ka tarjumaya dhaqan xumada siyaasiyiinta soomaalida oo in tooda badan aan miisaamin hadalada ay ku hadlayaan.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...