Sarkaal ka tirsan ciidanka dowladda oo lagu dilay degmada Heliwaa ee Gobolka Benadir#aqriso magaca

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xoogag hubeysan ay markale dileen sarkaal katirsanaa booliska dowladda Federaalka.

Toogasho maanta duhurkii ka dhacday xaafadda Suuqa Xoolaha degmada Huriwaa ayaa lagu dilay Col. Cali Afweyne oo katirsanaa saraakiisha ciidamada Booliska DF-ka.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in xoogag hubeysan oo watay gaari nuuca raaxada ah ay dilka geysteen kadibna ay si nabad gelya ah goobta uga dhaqaaqeen.

Col.Cali Afweyne ayaa wax kabadan 10 sanadood la shaqeynayay dowladda Federaalka wuxuuna saraakiisha booliska ku biiray xilligii uu xilka haayay Col.Cabdullaahi Yuusuf Hoggaamiyihii hore ee dowlada Federaalka.

Dilalka iyo qaraxyada ka dhanka ah askarta iyo saraakiisha Dowladda Federaalka ayaa bilihii lasoo dhaafay kusii badanayay degmooyin iyo deegaano katirsan gobolka Banaadir.
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Cilmi Baaris..Dhimashada Ka Dib Ishu 5 Saac Ayey Wax Sii Arki Kartaa!

Baaris lagu sameeyey indhaha dad dhintay oo horay xubnahooda ugu deeqay in cilmi baaris lagu sameeyo ayaa waxaa lagu...

Waa Kan Cudurkii Uu U Dhintay Xaakimka Imaaraatka SH. Khalifa Bin Zaayed

Waxaa geeriyooday Madaxweyihii Imaaraatka carabta Shiikh Khalifa Bin Zayed Aala Nahyaan oo ahaa 73 jir, sida ay shaacisay Wakaaladda...

Mar Hadey Doorasho Tahay Qof Walba In Uu Soo Baxo Filo

Qof walbo waxa uu filayaa soo bixitaanka musharixiisa uu jecelyahay, balse waxaan la iska indha tiri karin mar hadii...

Ruushka Oo Sheegay In 30 Daqiiqo Kaliya U Baahanyahay Si Uu U Burburiyo Dowladaha NATO!

Maamulaha wakaaladda hawada sare u qaabilsan Ruushka ninka lagu magacaabo Dmitry Rogozin ayaa sheegay in dalkiisa u baahanyahay oo...

Doorashada 15-ka May..Maxaa Ugu Muhiimsan?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:15-ka bishan aynu ku jirno ee May, waxaa lagu wadaa in la qabto doorashada aadka...

3 Weedh La Dhibsado Oo Ay Tahay In Aad Iska Ilaaliso Marka Aad La Kulmeysa dadka

Waxaa kale oo loogu yeeri karaa "kalmadaha isticmaalka laga badiyey" ama erayo kale hadii aan ku sheegno "nahdii ayaa...