Sawir..Diyaaradda Mustaqbalka Baalasha Ayey Ku Xambaari Doontaa Rakaabka!

-

Tan iyo Muddo Diyaaradaha ayaa u sameysan qaab isku nooc ah, hase yeeshee Horumarka ayaa u socda in uu badalo qaabka diyaaradaha Waqti dhaw.


Xaqiiqonews-Tiknoolaji

Waxaa hadda socdo Farsamada diyaarada u eg qaab ahaan Xarafka “V” sida ka muuqata sawirka hoose.

Qaabkani Cusub oo ay qorshahiisa waddo shirkadda “KLM” Airline ee laga leeyahay Waddanka Holland ayaa waxaa uu diyaaradda ka dhigayaa mid qaadata shidaal ka yar marka loo barbardhigo qaababkii hore.

Sidoo Kale Aqriso:Diyaaradda Ugu Weyn Aduunka..Ogow Qiimaheed Quraafaadka!

Rakaabka waxa ay ku xambaari doontaa baalasha taasina waa sababta diyaaradani ay u cuneyso shidaal yar.

Diyaaradda qaabka “V” wax badan kama dhinna si ay u noqoto diyaarad la arki karo oo dhulka saaran, hase yeeshee in ay noqoto diyaarad ka qeyb qaadata safarada ma ahan suuragal ilaa laga gaaro sanadka 2040.

Waxaa Xusid Mudan in diyaaradda noocani ah ay wax badan isku soo dhaweysay Haamaha shidaalka diyaaradda iyo kuraasta Rakaabka, taasina waa sababta 20-ka sano ee soo socoto mashruuca diyaaradani uu noqon doono mid taagan si loo helo aaminaad ku dhaw 100%

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...