Sawir fadeexad ah:Farmaajo Oo gacmaha gor u qaaday markii uu galaayey Madaxtooyada k. galbeed

-

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
soo dhaweynta loo sameeyey faarmaajo ee baydhabo ka soggow waxaa soo baxaya fadeexad ku saabsan hab maamuuska loogu galbiyey madaxtooyada K.galbeed.
sawir ay heshay shabakadda baahisa wararka qarsoon ee xaqiiqonews ayaa muujinaya farmaajo oo lagu baaraayo afaafka hore ee madaxtooyada koonfur galbeed ilaaladana ay ku qasbeen in uu gacmaha kor u qaado balse shariif sakiin ayaa isku dayaayey in uu ilaaladiisa ku qanciyo in ay tacaamulka hagaajiyaan waxaana ay kaamiradu qabatay farmaajo oo amarka qaatay oo gacmaha kor u qaaday iyo sakiin oo ilaalidiisa gacanta ugu baaqaya oo leh ka dhaafa madaxweynaha .
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...