Sawirro..Kanada Oo Xustay Maalinta Xoriyadda Soomaaliya

La Wadaag Asxaabtaada

Dowladda Hoose ee Toronto ayaa kor u qaaday calanka buluugga ah ee Soomaaliya, si loo weynaayo dabaal degga maalinta xoriyadda gobolada Waqooyi.


XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Duqa magaalada John Tory ayaa sheegay in waxa ugu horeeya ee Soomaalida uu ka ogyahay ay tahay doorka qoyska, gaar ahaan doorka hooyooyinka ay ku leeyihiin qoyska.

Tory ayaa amaan u jeediyey hooyooyinka, isaga oo sheegay in saameey ku reebtay doorkooda adag ee bulshada Soomaalida ku dhax leeyihiin.

30-kii sano ee ugu dambeysay Soomaalida Ku nool Kanada ayaa u dabaal dagga jiray “todobaadka xoriyadda”, hase ahaatee cudurka safmarka ee Covid-19 sano dartiis, sanadkani ma jirin wax isku soo bax ah.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada