Sawir Kumanaan Like Ah Ka Matuystay Dadkii Daawadady…Ka Arag Halkan

-

Dadka Soomaaliyeed ee  isticmaala baraha bulshada ayaa is dhaafsaday sawirka Hooyo Macalimad ah, waxaana sawirka laga arkay hooyada oo xambaarsan canug islamarkaana taagan dhinaca sabaaruadda una muuqata mid wax sharxeysa.

Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Sawirka ayaa sida muuqata waxaa la qaaday bishii Octoobar ee sanadkii tagay,  iyadoo hooyada sawirka laga qaaday ay macalimad ka tahay mid ka mid ah dugsiyada ku yaalla deegaanka Faratooyada ee degmada Burtiinle.

Facebook Notice for EU! You need to login to view and post FB Comments!

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...