Sawir.. Waa Kan Ninkii Duubay Muuqaalkii Koowaad ee Qaraxii Beyrut

-

Ka dib qaraxii weynaa ee dakadda Beyruut haleelay, dad isticmaala baraha bulshada ayaa is dhaafsaday durba muuqaal laga duubay goob u dhaw qaraxa.


Xaqiiqonews-Baraha Bulshada

Muuqaalka la daawaday ayaa lagu arkaayey qiiq cirka isku shareeray gudaha dekadda ka hor inta aysan dhicin musiibada, waxaana muuqaalka laga dhax maqlay haweeney iyo nin ka sheekeysanaya waxa dhacaya , intaasi wixii ka dambeeyey qaraxa weyn ayaa dhacay.

Sidoo Kale Aqri..Sidan Ayey Israa’iil ugu Hadashay Qaraxyadii Beyruut

Dadka isticmaala baraha bulshada ayaa is weydiiyey walawalka ku aadan badqabka dadkii duubay muuqaalka, arinta ayaana is badashay markii Camaad iyo Liina ay soo muuqdeen iyaga oo ku sugan Isbitaal, taasi oo cadeysay in dhaawacyo ay soo gareen.

Dadka qaar ayaa falcein farxad ah muujiyey markii ay ogaadeen in ayka badbaadeen qarax weyn kaasi oo ay ku dhinteen dad aan ka yareyn 150 qof, ayna ku dhaawacmeen kumanaan kale.

Wararka U Dambeeyey

Calaamado Soo Muuqan Kara Bil Ka Hor Wadno Xanuunka

Dr. Satir Zhijian, oo ah dhaqtar wadanaha ayaa tilmaamay in calool xanuunka iyo dhabar xanuunka ay noqon karaan calaamado...

Xarun Sayniska Iyo Tiknoolajiyadda U Gaar Ah Oo Muqdisho Lagu Dhagax Dhigay

Jaamacadda SIMAD oo caan ku aheyd aqoonta ganacsiga iyo xisaabaadka ayaa dhawaan daah furtay xarun cusub oo u gaar...

Xog..Jabuuti Oo Soo Bandhigtay Darooniska Bayrakhtaar TB2

Bandhig milatari oo Jabuuti ugu dabaal dageysay sanad guurradii 45aad ee ka soo wareegtay markii ay xornimada ka qaateen...

Nin Xaaskiiska U Dilay Maxaad Gabar Uurka Ugu Sidaa !

Arin argagax leh ayaa laga soo sheegay Masar, nin inta xaaskiisa dilay ka dibna meydkeeda gubay kuna aasay meel...

Xasan Iyo Xamze: Maxay Qaban Karaan Maxaase Dhici Karin?

WARKA: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida siiyey si aqlabiyad buuxda ah RW cusub Xamza Cabdi Barre, haddaba su'aasha...

Jeesow Oo Sheegay In Qabiil Noqon Doonta Hadii La Isku Tuurtuura Dilka Ikraan Tahliil

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa si carro leh uga hadlay arinta Ikraan Tahliil, waxaa uuna ku celiyey in Ikraan...