Sawir…Sidee Warbaahinta U Maran Habaabisaa Dadka?

La Wadaag Asxaabtaada

Warbaahinta  ayaaa lagu tilaami jiray quwadda seddexaad ee aduunka, balse maanta waa awoodda kowaad ee dunida.

Xaqiiqonews.com-
Warbaahinta  ayaa loo isticmaala in wax sax ah laga dhigo wax qaldan iyo dhanka kale waxaa qaladkii lagaga dhigayaa wax saxan oo fiican.

Fiiri sawirka hoose Sawirkan ayaa ah hal sawir ,balse hadii aan fiirino qaabka loo dhigay,  waxaa jiro kala duwanaasho.

Sawirka bidix waxa uu ku tusinayaa in ninka la toogtay, sawirka midigna waxa uu ku tusayaa in ninka la badbaadiyey, balse intaba ma ahan sawirka saxda ayaa ah kan dhaxda ku jira!

Warbaahinta ayaa iyada dooraneyso sawirkii ay kuu soo gudbin laheyd

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada