Sawir..Waa Kan Gantaalkii Kenya Gedo Ku Duqeysay

-

Gantaalka ayaa heleelay qoys ku noolaa deegaanka Ceel Cade ee ka tirsan gobolka Gedo, halkaasi oo ay ku geeriyootay Hooyo Sahro Aadan Shariif, halka dhaawac uu soo gaaray shan caruur ah oo ay dhashay.


 XAQIIQO NEWS- WARARKA GUDAHA

Duqeynta ayaa Habeenkii Arbcada ka dhacday deegaanka Ceel Cadde oo ka tirsan gobolka Gedo.

Cali Axmed Sheek Cabdi oo ah aabaha qoyska ay duqeynta wax yeelleysay ayaa warbaahinta u sheegay in diyaarad daroon ah ay gurigiisa burburisay.

Mid ka mid ah carruurta qoyska ee dhaawaca gaaray

Sidoo kale Aqri: Qoraalkan Ayaa Ku Qornaa Gantaal Lagu Duqeeyey J/Dhexe

Mid ka mid ah carruurta qoyska ee dhaawaca gaaray
Mid ka mid ah carruurta qoyska ee dhaawaca gaaray

Kenya ayaa duqeymo xagdugub ah ka geysato deegaanada Jubbaland, iyada oo marmarsiiyo ka dhigata la dagaalanka Al-shabaab, waxaana badaan duqeymahaasi ay waxyeeleeyaan dad shacab ah.

Kenya ayaa duqeymaha u adeegsato diyaarado drone ah oo sanadkii 2016 ay ka soo iibsatay Mareykanka, gaar ahaan daroonta  ScanEagle, taasi oo ku xiran yihiin gantaalo culus.

Gantaalka ay kenya u isticmaashay duqeynta ceel cadde,

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...