SAWIR.. Wajigan Quruxda badan Waxaa Ka Danbeysa Sheeko Naxdin leh#AQriso

La Wadaag Asxaabtaada

Nico Neiman waxaa uu kiciyey dareenka dad aad u badan oo isticmaala baraha bulshada ka dib markii uu sameeyey qiyaano cajiib ah.

muddo dheer waxa ay aheyd gabar qurux badan oo sawiro sixir ah oo soo jiidasho leh ku faafiso bogeeda hase ahaate waxa ay noqotay arin cajiib ah markii la ogaaday in qofka sawirka soo dhigi jiray uu ahaa wiil 16 jir ah isaga ayaana qirtay arinka ak dib muuqaal la baahiyey oo dadka ka dalbanaayey in ay aqbalaan fikirada dadka kale iyo sidoo kale in ay sheegaan runta arintaasi oo durba ku qasabtay Nico Neiman in uu si xishood la,aan ah u qirto arinka waxaa uuna soo dhigay boggiisa “waxaan ahay wiil yar oo jecel makeup-ka iyo sidoo kale fashion-ka”


FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada