Xoggaga Dowladda Islaamiga ayaa baahiyey Sawiro muujinya in Xudetfat Al-badri oo ah wiil uu dhalay hogaamiyaha dowladda uu geeriyooday.
Xaqiiqonews-Wararka Dibadda
War ka soo baxay kooxda Dowladda ayaa waxaa lagu yiri “Wiilka Khaliifka geerida uguma imaan gurigiisa, mana ku dhiman duqeynta cadowga, balse isaga ayaa geerida raadiyey wuuna shahiiday” sidaasi ayaa lagu qoray mid ka mid ah websiteyada kooxda dowlaadda taageera.