Amiin Caamir ayaa sawir gacmeed cajiib ah wuxuu ka sameeyay diidmada gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee golaha wasiirada Xukuumada Soomaaliya .
Amiin Caamir ayaa soo bandhigay sawir gacmeed muujinaya in gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo albaabka ka xirtay golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya , waxaana sidoo kale uu soo bandhigay golaha wasiirada oo qaarkood daaqada ka galaya xarunta golaha shacabka .
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA