muuqaal lagu baahiyey youtube-ka ayaa waxaa ka soo muuqanaya gabar ka dacwooneysa in dil loogu hanjabay ka dib markii ay xabadka saartay fanaanka heesaha raabka ah ku caan baxay intii lagu gudu jiray bandhig faneed uu fanaanka dhawaan ku qabtay magaalada muqdisho.
Ilka case ayaa dhawaan muqdisho yimid isagoo muqdisho ku qabtay bandhig faneed ay ka soo qeyb galeeen dhalinyarada taageera heesaha raabka.
halkan hoose ka daawo sawirka gabarta oo xabadka saareysa ilka case
Halkan hoose ka daawo muuqaalka gabarta oo doodeysa “ilkacase maxaa xabadka u saartay ayaa la igu heystaa”
Sawir+Muuqaal: gabar Xabadka saartay Ilka Case oo Dil loogu Hanjabay#sabab
-