SAWIRRO: 50 jir dhulka ku riday haweeney Wasiir ah faransiiska Iyo Cowradeeda Oo Banaanka Timid

-

Sawirro qarsoodi ah oo loo dusiyey qaar ka mid ah warbaahinta ayaa shabakadda baahisa wararka qarsoon ee xaqiiqonews waxa ay heshay qaar ka mid ah sawirrada iyo wararka la xariira sheekadaasi oo faafaahsan.

haweeneyda lagu magacaabo Natalie Cusiosco Maurice oo ka tirsan xisbiga muxaafadka ah ayaa la kulantay xadgudub gacan ka hadal ah xili ay ku guda jirtay howlaheeda shaqo.
Xadgudubka gacan ka hadalka ahaa ayaa ku sababay haweeneyda in miyirkeeda dhan weyso muddo gooban.

Goob joogayaal ayaa u sheegay saxaafadda in wasiirkii hore ee dagaanka ay kala kuluntay xadgudub nin lagu qiyaasay 50 jir waxaan durabadiiba loola cararay isbitaalka.

Wakaaladda wararka faransiiska ayaa baahisay sawiradda Natalie Cusiosco Maurice oo dhulka taala xilli nin da,da kontomeeyda ku jirana oo dul taaganyahay kuna qeylinaayo.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Wasiirkii hore ee dagaanka faransiiska Cusiosco Maurice oo dhulka jiifta




Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...