Sawirro..Al-Shabaab Oo Drones U Isticmaalay Weerarkii Manda Bay

-

Mu’sasada Al-kataa’ib ee kooxda Al-shabaab u qaabilsan filimada dagaalada ayaa soo saartay muuqaal ay ciwaan uga dhigeen “Duulaankii barakeynaa ee Manda Bay”. weerarkaasi oo ka dhacay gudaha Kenya.


XAQIIQO NEWS- WARARKA

Weerarkii Manda bay waxa uu sanadkii tagay ka dhacay gudaha Kenya, gaar ahaan xero millatari oo taabacsan howlgalka Mareykanka Afrika u qaabilsan ee lagu magacaabo “Afrikom”.

Al-shabaab ayaa horay u baahiyey sawirrada raggii fuliyey weerarka, qabiiladooda iyo wadamada ay u dhasheen.

Fuliyaasha weerarka ayaa ka soo kala jeeday wadamada Soomaaliya, Itoobiya Yeman iyo Tanzania.

Drones-ka Al-shabaab Oo Kor Ka Sawiraya Diyaaradaha Mareykanka!

Muuqaalkan Cusub ee Al-shabaab ayaa waxaa laga maqlayaa hogaamiyaha Al-shabaab abu Cubeyda oo kooxda weerarka siinaya dardaran iyo dhiirigelin.

Muuqaalka ayaa waxa kale oo lagu arkayaa sawirro xagga cirka ah oo Al-shabaab ay qaadeen intii uu weerarka socday, taasi oo ka dhigan in Al-shabaab ay drones u adeegsadeen duubista muuqaalka Manda Bay, waana markii ugu horeysay ee Al-shabaab baahiyaan muuqaalo xagga cirka ay ka duubeen.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...