Dabkaan ayaa ku faafay meello badan oo suuqa ah, waxaa sidoo kale halkaasi ku baaba’ay hanti badan, iyadoo shacabka ay isku soo baxeen islamarkaana ay wadaan dedaal ah sidii lagu damin lahaa.
Waxaa la arkayaa holaca oo sii baahaya, uurada oo cirka oo dhan qarisey, iyo sidoo kale hanti badan ay ku basbeesay, waxaana laga baqayaa in meello kale uu ku baaho.
SAWIRRO: dab ka kacay suuqa bakaaraha oo khasaaro badan dhaliyey daawo sawirro hor u dhac ah
-