[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’] Dhisamahan oo ku yaala Degmada Shibis, ayaa waxa loogu tala galay inay ku shiraan Xubnaha Aqalka Sare.
Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa uga mahadceliyey Dowladda Turkiga sida wanaagsan ee mar waliba ay u garab taagan tahay Dowlada iyo Shacabka Soomaaliyeed, wuxuuna tilmaamay in dhisamahani uu dabooli doono baahidii loo qabay xarun ay ku shaqeeyaan Xubnaha Aqalka Sare.
R/wasaaraha, Abshir Bukhaari, Juurile iyo Cabdi Axmed Dhuxulow oo kormeeray dhismaha Xaruntan ayaa si weyn ugu mahadceliyey Dowlada Turkiga.