WARARKASAWIRRO: Ilmihii Lagu Soo Qabqabtay Weerarkii Jameeca Jiliyaale oo...

SAWIRRO: Ilmihii Lagu Soo Qabqabtay Weerarkii Jameeca Jiliyaale oo Ku Sugan….

-

Xerada Xalane ee duleedka magaalada Muqdisho ayay saraakiisha Mareykanka waxay diyaarado ku geeyeen tobaneeyo carruur ah oo jimcihii lasoo dhaafay laga soo kaxeeyeydeegaanka Jameeco Jilyaale.

Carruurta qaar oo xaaladooda caafimaad ay aad uliidato ayaa ladhigay xarumo caafimaad oo ay gacanta ku hayaan ciidamada AMISOM.

Carruurtan oo kasoo jeeda Beesha Gaaljecel gaar ahaan jufada Barsame ayaa gacanta lagusoo dhigay iyagoo hurdaya halka kuwa kale iyo macalinkoodi ay toogasho ku dileen ciidamada Mareykanka.

Wasiirka Warfaafinta ayaa maalma ka hor sheegay in ay weerar ka fuliyeen saldhig melleteri oo ay leedahay Al Shabaab ayna gacanta kusoo dhigeen dhalinyaro tababar usocday.

Warbixino caalami ah ayaa horay u soo jeediyey in la baabi’iyo macaahidda Waxbarashada ee ay maamulaan Alshabaabka Somalia.


Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...

Maxaa Keenay In Waqtigan Radio Muqdisho Af-Taliyaani Lagu Baahiyo?

Markii ugu horeysay muddo sano ka dib, idaacadda dowladda ay leedahay ee Radio Muqdisho ayaa lagu tabin doonaa af-Taliyaani...