shirka madaxada jaamacadda carabta oo ka socday URDUn ayaa waxaa ka dhacay wacadarihii ugu cajiibka badnaa ka dib markii kaamiradu ay qabatay qaar ka mid ah madaxadii carabeed oo hurdo miska camirtay
yaaa waaye cidda shrka u fadhisay?!
Cajiib badanaa! carab waaba loo ogaa hurdada waxaa arinta ka sii daray markii cismaaciil cumar geelle madaxweynaha jabuuti uu isna camirtay hurdada !
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]
SAWIRRO QOSOL LEH:Madaxdii carbeed oo hurdo iska camirtay iaydoo shirka meel xasaasi maraayo
-