Sawirro..Itoobiyaan Qax Ah Oo Laga Dajiyey Dhulka La Heysto ee Falastiin

La Wadaag Asxaabtaada

Tiro lagu sheegay 500 oo qof oo muhaajiriin Itoobiyaanka yahuudda ah ayaa gaaray dhulka la heysto ee falastiiniyiinta, taasi oo qayb ka ah deegaameynta yahuudda ay ka waddo dhulka falastiin.


XAQIIQO NEWS- WARARKA DIBADDA

Itoobiyaanka ku nool Israa’iil ayaa ka cawdo midib takoor, taasi oo ku sababtay dhaqaalo xummo iyo shaqo la’aan baahsan heysta Itoobiyaanka yahuudda ee ku nool dhulkaasi.

Sidoo Kale Aqri: Maxaa ka taqaan Itoobiyaanka qurba-joogta-ah ee Israaiil-ku-sugan?

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada