Sawirro: kimikada Phosphorus-ta cad ee mamnuucda ah oo loo isticmaalay dagaalka muusil

-

Waxaa dunida horay looga mamnucay in dagaalada lagu isticmaalo kimikada cad ee Phosphorus taasi oo si qoto dheer u baa,bi ineysa nolasha aadanaha iyo noolayaasha kale.
waxaana la xasuustaa in ciidamada Isa,il ay isticmaaleen kimikadan dagaalkii 2014 ee QAZA falastiin arintaasi oo keentay dhaleeceeyn ba,an.
mar kale waxaa la isticmaalay kimikada phosphorus dagaalka muusil ee la doonaayo in Dagaalyahanada dowladda islaamiga looga fara maroojiyo Magaalada inakstoo arintaasi aysan jirin cid ka hadashay hadii ay ahaan lahaayeen hey,adaha xaquuqda aadanaha u dooda iyo kuwa kalaba ayaa hadana waxaa ay magaalada muusil marti gelineysaa gabood falladii ugu ba,naa iyadoo labada garab ee ku dagaalamaya magaalada ay isticmaalayaan quwadahooda ugu sarreeyey.
waxaana ciidamada shiicada oo garab ka helaya isbaheysiga huwanta ah ay ku sii siqayaan magaalada qadiimiga ah ee muusil balse iska caabinta adag ee dowladda islaamiga ayaa ku qasbatay ciidamada huwanta ah in ay isticmaalan kimikada phosphorus oo si caalami ah looga mamnuucay dagaalada aduunka.

Wararka U Dambeeyey

Muuqaal..Maxay Rakaabkan Diyaaradda U Riixayaan?

Muuqaal ka mid ah kuwa ugu cajiibsan, dalka Nepal waxaa baraha bulshada lagu baahiyey diyaarad ay rakaabka dabada ka...

Hadii Aad Aragto Riyooyinkan..Dhaqso Dhaqtar U Tag

Khubarro ka tirsan xarunta "Sleep cycle center" ee fadhigeedu yahay gobolka Teksas ee Mareykanka ayaa sheegay in riyada ay...

Dilka Shacabka Oo Lagu Tartamaayo!

Rasaasta ciidanka Df-ka ayaa dishay 3 qof oo shacab ah gudaha magaalada Muqdisho, halka gantaal hoobiye ah oo ...

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...