SAWIRRO: Naxdiintii aduunka caruur Ku dhimatay Duqeyn Ka dhacday Magaalada Albaab#daawo sida wax u dhaceen

La Wadaag Asxaabtaada

Siirya waa dal burbursan muddo lix sano ah waxaana dalkaasi uu martigeliyey danbiyo dagaal kuwii ugu xumaa .
Magaalada Albaab waxa ay ka mid tahay meelaha sida aadka ah u saameeyeen dagaalada.
Magaaladan oo gacanta ay ku haayeen gooxaha xoggaga dowladda islaamka ayaa waxaa weerar ku soo qaaday ciidmada turkiga iyadoo dagaaladii halkaasi ka dhacyna ay saameyn ku yeeshaan dadka shacabka ah ee aan waxba galabasan.
Duqeynta turkiga ay ku bartilmaameedsadeen magaalad albaab Ee Gobolka Xalab ayaa sababtay dhimashada caruur yar yar.




Ka Soggow buburka baaxadda leh ee ku dhacay waxaa jira khasaare nafeed oo soo gaartay dadka shacaka ah waxaana sawirrada ay heshay shbakadda xaqiiqonews ay muujinayaan caruur yar yar oo si naxariis darro ah loogu dhibaataeeyey dagaalada.
Halka hoose ka daawo sawirro naxdin leh oo laga soo qaaday magaalada Albaab








FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada