WARARKASawirro: Nin ku qasbay xaskiisa Ina ay sawiradeeda oo...

Sawirro: Nin ku qasbay xaskiisa Ina ay sawiradeeda oo Qaawan Ku faafiso Internet-ka sabab cajiib ah darteed !

-

gabar kurdish oo ku nool yurub ayaa faafisay sawiradeeda oo qaawanaan waxba aan dhaamin ka dib markii ay baneystay xabadka oo dhan iyadoo taageero ka heysata ninkeeda iyagoo sababtuna ku sheegay waxa ay ugu yeereen farriin Lamaanne ah oo ay u diriyaan dumarka reer kurdistaan.
gabdhan oo lagu magacaabo Estara kariim ayaa dood badan ka dhax dhalisay baraha bulshada gaar ahaan dadka kurdiyiinta dhaxdooda ka dib markii ay faafisay sawirka xabadkeeda oo qaawan iyadoo ku qortay oraah english ah
“I am not your slave” oo micaheedu tahay” ma ahi addoontaada”.
kareem ayaa sawirkeeda oo warbaahinta ay qaadatay soo raacisay fariin ay sheegtay in ay u dirreysa wax ay ku tilmaamtay ragga ka shaqeeya seddexda Madow oo kala ah” Ragga Siyaasadda. Ragga Diinta Iyo ragga bulshada u shaqeeya” iyadoo tiri” hadii aan dumarka u aragno un in ay yihiin sida cad hilib ah oo la iska xoogga markii galmo lala sameeynaayo markaasi qiimo malahan in laga sheegaayo Aqoon iyo in dowlad la dhiso iyo in ururo haweeen la sameeyo sidoo kale macno ma lahan markaasi in siyaasad laga sheegeeyo iyo waliba janno iyo naar !”
Kareem ayaa sheegtay in hadii aysan xor noqon naagta kurdishka ahi aysan wanaagsanaan doonin dowlad kurdistaan la dhaho in la sameeyo iyadoo ugu danbeyn sheegtay in ay kula nooshahay ninkeeda si farxad iyo kalsooni leh loona baahanyahay in dumarka oo dhan xorriyadaasi helaan.

Wararka U Dambeeyey

Qadar Oo Ka Niyad Jabsan Sida Mareykanka Uga Aamusanyahay Dalabkeedii Beeca Diyaaraha

Sida ay daabacday majaladda "Wall Street Journal" ee Ameerikaanka ah dowladda yar ee gacan carbeed dhacda Qadar ayaa ka...

Falanqeyn..Icj Waxa Ay Sameysay Xal Mise Xaq

Maxakmadda cadaaladda QM ayaa go'aan ka soo saartay muran badeedka Soomaaliya iyo Kenya, go'aanka Maxkmadda ayaana ahaa mid...

Maxaa Dhici Kara Go’aanka Icj Ka Dib?

Sida balantu tahay go'aanka maxkamadda Icj ee ku saabsan muran Somaaliya iyo Kenya ayaa lagu dhawaaqi doonaa maalinta taladaada...

Imaaraatka Oo Iktishaaf Cusub Ku Sameeyey Meeraha Mars

Madax sare oo ka tirsan dowladda Imaaraatka ayaa baraha bulshada ku baahiyey iktishaafaat cusub oo Misbaarka Rajada ee Imaaraatka...

Safiirka Sacuudiga Ee Soomaaliya Waa Soomaali!

Dowladda Sacuudiga ayaa safiirkeeda Soomaaliya u magacaawday Axmed Maxamed Oo ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed Ee Sacuudiga ku nool. XAQIIQO...

Maxaa Keenay In Waqtigan Radio Muqdisho Af-Taliyaani Lagu Baahiyo?

Markii ugu horeysay muddo sano ka dib, idaacadda dowladda ay leedahay ee Radio Muqdisho ayaa lagu tabin doonaa af-Taliyaani...