Sawirro: qaabke ayuu noqday muuqaalka jaamacadda muusil markii ay daacish ka baxeen ka dib

La Wadaag Asxaabtaada

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’rectangle’]
Waxaa laga joogaa muddo 3 bil ah markii uu bilowday duulaanka ka dhanka ah xooggaga dowladda islaamka ee fadhigoodu yahay muusil.

ilaa haddana dagaalka ayaa ah mid socdo waxa uuuna markan dagaalka ku soo faafay xaafadaha bartamaha muusil waxaana hadda ciidamada isku horfadhiyaan jamacdda muuusil oo ku dhaw wabiga kala qeybiya magaalada muusil.

Tana iyo markii uu dagaalka bilowday ayaa ciidmada ciraaq waxa ay sameynayeen hormar gaabis iyadoo xooggaga dolwaddan ay sameynayeen difaac adag.

Baabuurta gaashaaman ee qaraxyada wada iyo diyaaradaha drooniska ee  ay isticmaalayaan xooggaga dowladda islaamka ayaa ka hor istaagay ciidmada in ay hormar balaaran sameyaan.

Si kastaba ha ahaatee dagaalka ayaa hadda u muuqda mid sii xoogeysanaya waxaana la sugayaa sida ay xaaladda isku badasho qabsashadda jaamacdda muusil ka dib.

jamacd 1

jamacd 2

jamacad 3

sawiradda kore waa dhismaha jaamcd sida uu ahaa bilo ka hor inta uusan bilaaban duulaanka ka dhanka ah xooggaga dowladda islaamka.

sawiradda hoosa waa dhismaha jaamacadda muusil ka dib 2 maalin markii ay la wareegeen ciidanka huwanta ah iayagoo helaya taageerada cirka ah ee dowladaha isbaheysiga.

jmcd 5

jamcdv 4

jmcd 6
[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

 

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada