SAWIRRO: Qarrax ka dhacay Wadjir, Gudoomiye Dhaawacmay Iyo Meydad Daadsan#faafaahin

-

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaraxa gaariga loo adeegsaday ee ka dhacay Degmada Wadajir, iyadoo khasaare kala duwan uu ka dhashay qaraxaasi.

War goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya in sidoo kale qaraxa uu dhaawac ka soo gaaray Gudoomiyaha Haweenka degmada Wadajir.

dhanka kale War rasmi ah oo kasoo baxay xarakada Al Shabaab ayay ku sheegatay Mas’uuliyadda Qarax xooggan oo maanta duhurkii lagu qaaday xarunta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

ugu danbeyntii Xarakada Al Shabaab waxay sheegtay in qaraxa ay la heshay bartilmaameed gaar ah oo hadaf u ahaa, warar hordhac ah waxay sheegayaan in guddoomiyaha cusub ee Wadajir uu dhaawac culus kasoo gaaray qaraxa.

Sawiradii ugu dambeeyay ee goobta laga soo qaaday ayaa muujinaya burburka xoogan ee soo gaaray degmada iyo meydadka oo meesha yaala.


Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...