SAWIRRO.. Sidan Ayey Muqdisho u Ekeyd 100 Sano Ka Hor !

La Wadaag Asxaabtaada

Muuqaalka soo socda waxa uu ku tusinayaa si ay u muuqatay magaalada Muqdisho, waxaa laga yaabaa in uu kaa yaabiyo.

Xaqiiqonews-Wararka Gudaha

Hadii aad maanta muqdisho ku dhax lugeysa, waxa aad arkeysaa hoteelo qurux badan, dhismayaal indhahaada soo jiita,waddooyinka dhuuban ee magaaladana waxaa buux dhaafiyey baabuurta kala duwan.hase yeeshee hadii aad dib u milicsato sida ay  magaaladan aheyd 100 sano ka hor waxa aad madaxa la qabsan doonta sida xaddhaafka ah ee magaalada ay isku badashay.

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada