Sawirro: Trump Oo Duganaya Iyo Gabdhiisa Ivanka Trump Oo Oyneysa !#sababta aqriso

-

Madaxweynaha mareekanka Donald trump ayaa markii uu soo dhmaaday Shir madaxeeda Wadamada Islaamka iyo Mareekanka ugu socday Riyadh waxaa uu U anba baxay Qudus Oo ay Xoog ku heystaan Yahuuda Isagoo booqasho Ku tagay Goob ay yahuudda Ku cibaadeytaan oo lagu magacaabo” Derbiga Oohinta” .
waxaana Trump wehlinaayey gabdhiisa Ivanka Oo iyadana heysata Diinta yahuudda waxaan Trump uu dugaday salaadda yahuudda isagoo xiran Qansalwadda yahuudda ay xidhaan marka ay cibaadeysanayaan .
Derbiga oohinta waa goob ay yahuudda ku dugadaan salaadooda iyagoo qaab oohin oo kale ah halkaasi u qeyliya.




Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...