Sawirro..Xaalad Dhif iyo Naadir Ah..Gabar 2 Af Ku Dhalatay

-

Dhaqaatiir ayaa sheegay in gabartani Afka labaad ku laheyd faruur, ilko iyo waliba carrab yar-sida ay qortay jariidada The Sun.

Xaqiiqonews-Caafimaad

Xaalad dhif ah in ay dhacdo, gabartani ayaa ka mid noqotay 35 xalaadood oo noocani ah oo la diwaangeliyey tan 1900, gabartani ayaa ayaa gashay qaliin “waji qurxin ah”, ka dib markii ay ku dhalatay “labo faruur”.

Dhaqaatiir ayaa sheegay in gabartani Afka labaad ku laheyd faruur, ilko iyo waliba carrab yar-sida ay qortay jariidada The Sun.

Xaaladda gabdhani ayaa dhaqaatiirtu ka war helaan xilli ay ku jirtay caloosha hooyada, waxaase loo heystay in wajiga ay ku leedahay laf soo baxsan ama buro.

Sidoo Kale Aqri..Xog Dhif Ah Oo Aadan Waligaa Maqlin.Halkani Kaga Bogo

Arintu waxa ay is badashay markii gabartu lagu dhalay magaalada
Charleston ee gobolka South Carolina” , goortaasi oo dhaqaatiirtu u cadaatay in gabartu ay leedahay “af labaad”, arinkaasi oo saraakiisha caafimaadka ku riixday in ay qaataan qaliin meesha looga saarayo afka labaad.

Lix bilood ka dib , gabartu hadda waa ay soo bogsaneysaa mana jiraan wax raad dhibaateyn ah oo ka dhaxashay qaliinkii lagu sameeyey, marka la reebo barar iyo boogo ku haray faruurteed hoose.

Wararka U Dambeeyey

Yurub Oo Koronto La’aan Iyo Biyo La’aan Ka Cabaneysa!

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA: Xilli dagaalka Yukrayn uu afar bil jirsaday, todobaadkan Putin waxaa uu jaray tubadii ugu...

Dameerkii Ugu Cod Qurxan Ayaa Guuleysanaya!

Magaalada San Andeero ee dalka Kolombiya sanad walba waxaa lagu qabtaa tartan cajiib ah oo u gaar ah "dabaaldagga...

Hadii Aad Ku Hurudo Qol Iftiin Leh..Iska Jir Halistan Caafimaad

Albaabada iska xir, daaqadaha soo laab ka hor inta aadan isku tuurin firaashka waa talada ay bixineyso daraasad cusub...

Ikhwaanu Muslimiin Arooskooda Eeyaa La Qalaa

Waxaan ku jirnaa maalmaha "Hilba waradka(ayaamu tashriiq) ee ciida weyn ee muslimiinta, aniga oo niyadda ku haaya fadliga maalmahaas...

Daawo..Mareykanka Dabaaldagii Xoriyadda Oo Toogasho Ka Bilaabatay

Muuqaalka baraha bulshada la soo dhigay waxaa lagu arkayaa dad kala cararaya meel ay ka socotay dabaaldaga maalinta xoriyadda...

Hormuud Oo Webseetyada Turkiga Xanibtay..Waa Tan Sababta

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in bankiyo caalami ah xarun ka furanayaan Soomaaliya, waxaana ugu weyn bankiga...