SAWIRRO:afhayeenka ciidmada booliska ugaandha oo la dilay#aqriso faafaahin

-

Wararka laga helayo magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay toogasho ku dishay afhayeenka ciidamada Booliska dalkaasi.
Dilka ayaa ka dhacay meel u dhow hoygiisa magaalada Kampala, kadib markii weerar xoog leh lagu qaaday gaari uu saarnaa. Kooxda weerarka qaaday ayaa baxsatay.
Afhayeenka ciidamada Booliska Uganda Andrew Felix Kaweesi, ayaa la xaqiijiyay inuu geeriyooday. waxaana la dhintay laba askari oo ilaalo ahaa.
Dowladda ayaa sheegtay in baaritaan lagu hayo falka lagu khaarijiyay afhayeenka, iyadoo arrintan ay noqotay tan ugu weyn ee saaka laga hadal hayo dalka Uganda.



[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

Wararka U Dambeeyey

Imisa Qof Oo Soomaali Ah Ayaa Hub Heysta?

Hubka saxda ee gacanta uga jira muwaadiniinta Soomaaliya waa mid aan la aqoon, hase ahaate warbixin lagu qoray webseetka...

Internetka Aduunka Oo Halis Ugu Jira In Uu Joogsado Sababtan Darteed

Saynisyahanada ayaa ka digaya cillad guud oo ku timaado internetka aduunka iyaga oo sababtuna ku qeexaya nidaamka cadceedda oo...

Mooska Miyuu Noqon Karaa Halis Caafimaad!

Labo saynisyahan oo ka tirsan jaamacadda Beihang University Jian Saotian iyo Liao Jie,ayaa shaaca ka qaaday halis caafimaad oo...

Dagaalkii Qoriga Ee Farmaajo Iyo Mucaaradka Miyuu Soo Dhowyahay?

XAQIIQO NEWS- WAR IYO DHAMMAANTIIS WARKA:Todobaadkan Midowga Musharixiinta ayaa soo saaray digniin ku aadan habsami u socodka doorashada oo ay...

NASA Oo Dooneysa In Ay Kowkab Qarxiso..Dhagaxii Qiyaamaha Miyaa Soo Dhow?

NASA ayaa isku diyaarineysa in ay markab-xiddigeed si kas ah ugu dhufato kowkab, si tababar ahaan ah, iyada oo...

Ma Wanaagsantahay In Aad Mar Walbo Ahaato Qof Wanaagsan?

Dadka badankood waa ay ku jeclaan doonaan marka aad tahay "qof wanaagsan" laakiin xisaabta ku darsa mararka qaar in...