SAWIRRO+CODAD: Hubkii ugu badnaa ee Alshabab lagu wareejiyo#Aqriso yaa wareejiyey hubka

La Wadaag Asxaabtaada

Munaasabad ka dhacday Magaalada Jilib Jubooyinka ayay beesha Cowramale kaga soo baxday balanqaad horay ay ubalan qaaday oo ahaa in hub ay ku wareejinayaan xarakada alshabab.

Beesha Cowramale ayaa sheegtay in hubkaasi uu dhankooda ka yahay sadaqo oo ay ugu talagashay in lagula dagaalamo Waxa ay ugu yeereen shisheeyaha kusoo duulay Dalka Soomaaliya.
“Waxaan rajeyneynaa in hubkaan fatuuxaad badan lagu furto gaaladana ay ku hoogto”ayuu yiri Mid kamid ah odayaasha Beesha.
HALKAN KA DHAGEYSO CODKA ODAYAASHA BEESHA COWRMALE
Hubkan ayaa beesha waxaa ay soo iibsatay markii ay ay dagaalada ka socdeen Kismaayo iaygoo ka soo horjeeday Axmed Madoobe balse Heshiis ka dib hubkii waxaa uu gacanta u galay axmed madoobe ilaa iminka alshabab gacanta ku dhigaan hubkaas oo u badam qoryaha fudude.







FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
Like
Like Love Haha Wow Sad Angry
La Wadaag Asxaabtaada