SAWIRRO:Gabar Sidii Hooyadeed ku dhashay ah oo Qaawan Oo Wadada sidaa ku Socoto#magaaladee?

Gabar yahuudiyad ah ayaa maalintii Axad aheyd ee shalay waxa ay iska siibstay Dharkii oo dhan Xilli ay ku cibaadeysaneysay Derbiga El buraaq oo yahuudda ay u bixiyeen “Derbiga oohinta” oo ah goob hadda yahuudda ay ku cibaadeystaan oo ku taala Magaalada Qudus ee la gumeysto.
Ilo wareedyo ku sugan goobta ayaa sheegay in gabadha ka hor inta aysan is qaawin ay ku sugneed goobta dumarka balse si kadis ah ay isku qaawisay ka dibna ay aaday dhanka ragga iyadoo markii danbe ay xireen Booliska yahuudda oo sheegay in ay baarayaan Dhacdada.


FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA