Sawirro:Xaaska trump melania oo Madax u qaawisay boqorka sacuudiga balse ka daboolatay pope-farancis

La Wadaag Asxaabtaada

haweeyneyda uu qabo madaxweynaha mareekanka melania Donald trump ayaa sameeysay arin ka fajicisay dad badan oo muslimiin ah ka dib markii ay salaantay iyadoo madaxa u qaawanyahay boqorka sacuudiga adeegaha labada xaram ee barakeysan boqor salmaan ibnu-cabdi malik .
waxaase arintu ay sii xumaatay markii Melania ay asturatay madaxeeda markii la kulmeysay wadaadla diinta masiixiga booqashada iyada iyo seykeeda ay ku tageen Vitacanka.
sida laba ogyahay dhamaan diimaha seddexda ah ee islaamka,yahuudda iyo khirishtaanka ayaa qaba in dumarka asturtaan madaxooda balse sida muuqata melania ayaa ku jeejeestay diinta islaamka iyo guud ahaan madaxdii ka socotay wadamada islaamka ee kulanka iskugu yimid .
balse badalkeeda melania ay muujisay xushmadda ay u heyso diinta yahuudda ka dib markii ay asturatay madaxeeda kulankii ay iyada iyo ninkeeda la qaateen wadaadka diinta masiixiga ah ee pope farancis
Halka hoose Ka dawo Sawirradda melania Sacuudiga joogto oo madax qaawan Vs melania oo Viticanka joogto oo asturan


FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada