Saxaafadda norway oo qortay”SOMALIA GETS NORWEGIAN PRIME MINISTER” halkii ay qori lahaayeen”SOMALIA GETS NEW PRIME MINISTER”

La Wadaag Asxaabtaada

Saxaafadda noorway ayaa si weyn u buun buunisay xasan cali kheyre oo maanta loo magacaabay ra,iisal wasaaraha soomaaliya.
warbaahinta ayaana u aqoonsatay xasan cali kheyre muwaadin noorway ah oo somaaliya madax ka noqday arintaasi oo shaki badan gelisay sax ahaanshaha muwaadinimada mudane Kheyre.
Website NORWAYTODAY ayaa maanta daabacay warbixin uu ciwaan kaga dhigay
SOMALIA GETS NORWEGIAN PRIME MINISTER

CALI KHEYRE IYO SHAQAALAHA NRC OO DHADHAAB JOOGA

[google_ad data_ad_slot=” data_ad_format=’auto’]

FADLAN QEYBTA HOOSE KU DHIIBO ARAGTIDAADA
La Wadaag Asxaabtaada